Gudniinka Fircooniga

Waxaan warbixin iyo digniin intaba idinkaga haynaa gudniinka fircooniga ah. Marnaba dan uma ahan mustaqbalka caruurta in lagula dhaqmo dhaqamada iyo caadada sal iyo raad aanan ku lahyn diinta.

Arintaas iyo sharciga dalkaan waxa uu ka qabo ayaan  idiin haynaa.

Fadlan halkaan nagala soo xiriira.

Tel:0704664222

E-post:Maaaax26@gmail.com